Header Ads

ads header

Sida guriga loo qurxiyo loona habeeyo

guriga xadiith guriga ugu dheer aduunka guriga aduunka ugu quruxda badan guriga aduunka ugu dheer guriga aduunka ugu qaalisan alaabta guriga ducada guriga cusub qurxinta guriga ciida guriga degmada dhaqaalaha guriga ducada guriga lagu galo ducada guriga daaha guriga guriga in english fadhiga guriga qurxinta guriga fadhiga qurxinta guriga ducada galida guriga jimicsiga guriga jadwalka guriga jiifka guriga sida guriga loo qurxiyo sida guriga loo nadiifiyo sida guriga loo wado sida guriga loo hagaajiyo sida guriga loo kariyo sida loo qurxiyo guriga ducada marka guriga laga baxayo guriga martida guriga mustaqbalka maamulka guriga guriga ugu dheer muqdisho ducada marka guriga laga baxo guriga nadiifinta
Pixabay.com

Quruxda guriga waa mid u roon caafimaadka iyo niyada qofka guriga iska leh sidaas awgeedna waxaa laga rabaa qofka guriga degan inuu ku dadaalo horumarinta gurigiisa gaar ahaan inuu qurxiyo guriga iyo qolalka dhammaantood , halkan waxay shabakada wehesho.com kuugu soo gudbinaysaa waxyaabo la sameeyo marka loo baahan yahay in la qurxiyo qolalka iyo guriga guud ahaan.


Maalin kasta

° Masax miisaanta guriga yaala
° Sidoo kale nadiifi kijada guriga
° Dhulka masax oo nadiifi
° Qashinka meel loogu talo galay ku rid

Usbuucii hal mar

° Nadiifi qalabka guriga yaala oo dhan
° Burush ama masaxaad ku maydh suuliga iyo hareerihiisa
° Nadiifi miraayadaha guriga yaala oo dhan
° Bedel go'a iyo marada sariirta saaran
° Dhar wixii aan nadiifi kuu ahayn dhaqo
° Laab roogaga guriga yaala oo nadiifi dhulka

» Akhirso cuntooyinka galmada u fiican
» Akhriso sida korona fayras looga badbaado

Bishii hal mar

° Soo xaaq oo nadiifi kijinka iyo qolalka dhammaan
° Nadiifi oo masax albaabada iyo agabka kale
° Sariirta hoosteed soo nadiifi

Sanadkii hal mar

° Nadiifi oo hubi qolka raashinka inay wax dhacay yaalaan iyo in kale
° Nadiifi hadii aad awoodana iska bedel bustayaasha iyo barkimaha
° Waxyaabaha jajabay ee guriga yaala qashinka ku dar qaar cusubna soo gado
° Hadii talaajad kuu taalo fadlan maydh oo nadiifi
° Ugu dambeyntii nadiifi oo oo habee girgiraha cuntada aad ku karsato

Sababta aan wakhtiga ugu kala samaynay qodobada aan kor xusnay ayaa ah alaabta guriga kuu taala oo wakhtigoodu uu kala dhaw yahay qaar laga yaabaa inay burburaan bil gudahood qaar laga yaabaa inay sanadkii hal mar u baahdaan bedelid ama dayactir.

Powered by Blogger.