Faaiidada caafimaad ee kaarootada - 11 faaiido cajiiba
![]() |
Photo by Suzy Hazelwood from Pexels |
Waxtarka kaarooga
Kaarootada waa mid ka mida khudaarta cajiibka ah ee dunida aadka looga isticmaaloo dalkeenana wuu ka baxaa oo waa laga helaa waana nimcooyinka Allah uu inagu galadaystay sidoo kale geedkan wuxuu ka mid yahay cuntooyinka nafaqada leh balse kama mid aha cuntooyinka lagu naaxo.
kaarooga waxaa loo isticmaali karaa qaab cunto ahaan iyo qaab cabitaan ahaaneed dhinaca kale geedkan kaarooga loo yaqaano wuxuu kaloo ka mid yahay cuntooyinka dhiiga kordhiya waxaadna ka helaysaa meel kasta oo aad ku sugan tahay dalkeena wuxuu ka mid yahay meela uu sida balaadhan uga baxo laakiin bulshada soomaaliyeed maanta waxaad moodaa inay soo fahmaayaan faaiidooyinka iyo waxtarka nafaqeed ee karootada, sidaas darteed maanta waxaynu soo bandhigaynaa faa'iidada karootada.
Caafimaadka karootada
Halkan waxaan ku taxaynaa waxtarka karootada iyo dhawr cudur oo kaarooga ka hortag ahaan loogu qaato ama cuniska iyo cabitaanka karootada wax weyn ka taraan waxaana kamida .- Cudurka kalastaroolka
- Dhiig yaraanta
- Difaaca jidhka
- Dheefshiidka
- Araga iyo caafimaadka indhaha
- Kansarka
- Caafimaadka ilkaha
- Faaliga iyo qalalka
- Macaanka iyo sonkoroowga
Allow caafimaad sii inta xanuunsan