Header Ads

ads header

Faaiidooyinka lawska ee xiisaha leh

Waxtarka lawska faaiidada lawska faaiidooyinka lawska ee cajiibka ah
Faaiidooyinka caafimaad ee lawska

Lawska wuxuu jidhka bini aadamka siiyaa faaiidooyin badan oo aynaan halkan ku soo koobi karin sidaas daraadeed waxay shabakada Caafimaad Tips halkas idiinku soo gudbinaysaa faaiidooyinka caafimaad ee lawska laga helo kuwaas oo cilmi baadhis lagu xaqiijiyay.


Waxtarka lawska daawo muuqalkan


Faaiidooyinka lawska


Waxtarka caafimaad ee lawska halkan kuma soo koobi karno laakiin kuwa laysku waafaqsan yahay ee cilmi baarayaasha ay iska meel dhigeen ayaynu soo qaadanaynaa, waxay hoos ku taxaynaa waxyaabaha uu lawsku u wanaagsan iyo meelaha uu jidhka bini aadamka u roon yahay iyi cudurada uu daaweeyo.

  • Caafimaadka wanaha
  • Xanuunka macaanka
  • Kansarka
  • Xasuusta
  • Uurka
  • Dhagaxaanta xameetida
  • Niyad jabka
  • Cayilka
  • Waa nafaqo
  • Maqaarka
  • Timaha
Powered by Blogger.