Header Ads

ads header

Faaiidooyinka xabxabka ama qaraha

xabxabka ama qaraha - caafimaad tips

Xabxabka ama qaraha qofba magac ayuu u yaqaanaaye waa midho faaiidooyin badan u leh jidhka bini aadamka waana bidhaha ugu biyaha badan inta la ogyahay boqolkii 92% waa biyo waxaa kale oo ku jira nafaqooyin kala duwan oo jidhka u roon waxaana ka mida nafaqooyinkaas Vitamin A, B6, C, E iyo booratiino kale oo badan.



Faaiidooyinka xabxabka ama qaraha


xabxabka waa mid ka mida cuntooyinka ugu qaalisan ee dunida yaala marka aynu ka hadlayno caafimaadka iyo faaiidooyinka qofku haduu isticmaalo uu ka helaayo sidaas daraadeed hoos waxaynu ku taxaynaa faaiidooyinka caafimaad ee laga helo ama waxyaabaha uu daaweeyo.

  • Caafimaadka wadnaha
  • Caabuqyada wuu ka hortagaa
  • Waa fuuq celiye
  • Dheefshiidka ayuu u roon yahay
  • Maraarka ayuu u wanaagsan yahay
  • Timaha wuu wanaajiyaa oo koriyaa
  • Wuxuu la dagaalamaa kansarka
Powered by Blogger.