Header Ads

ads header

Waxtarka liin dhanaanta 16 faaido oo cajiiba

liin dhanaanta iyo galmada, liin dhanaanta iyo biyaha kulul, liin dhanaanta iyo gaaska,liin dhanaanta wajiga, liin dhanaanta iyo wajiga, liin dhanaanta iyo timaha, liin dhanaanta iyo uurka, liin dhanaanta iyo bidaarta
Photo by icon0.com from Pexels

Liin dhannaantu waa mid mucjiso badan waayo liin dhanaantu waa aashito balse markii ay jidhka gudaha u gasho waxay yaraysaa aashitada jidhka taasna waxaad ka garanaysaa waxtarka liin dhanaanta sidaas darteed liin dhanaantu waxay koobsatay mucjisooyin fara badan oo aynaan halkan ku soo koobi karin laakiin waxaynu soo bandhigaynaa faaiidooyinka caafimaad ee liin dhanaanta laga helo kuwa cilmi baadhis lagu ogaaday isla markaana laysku waafaqsan yahay waxtarkooda.


- Akhriso waxtarka lawska
- Akhriso waxtarka xabxabka
- Akhriso waxtarka misirka

Faaiidooyinka liin dhanaanta

maadaama liin dhanaanta faaiidooyinkeedu tiro badan yihiin hadana sidaan hore u sheegnay hadana dadka qaar waxay dhibaato ka sheegtaan liin dhanaanta iyo gaaska liiska hoose waxaynu ku taxaynaa faaiidooyinka caafimaad ee liin dhanaanta ee cilmi baadhis lagu sugay iyo jidhka bini aadamka sida ay ugu wanaagsan tahay liin dhanaantu hadii uu qofku cunisteeda joogteeyo, waxayna hagaajisaa.

Liin dhanaanta iyo galmada : run ahaantii dad badan oo dunida ku nool ayaa ah kuwoo siyaabo kala duwan u isticmaala liin dhaanaanta waxayna ku daaweeyaan xanuuno aad u badan laakiin waxaa jira suaalo liin dhanaanta la iska waydiiyo inta badan waxaana ka mida.

Liin dhanaanta iyo galmada ?
Haa dabcan qofku hadii uusan iska badin liin dhanaantu rabitaanka jinsiga way kordhisaa waayo waa awood dabiici ah oo alle siiyay iyada.

Liin dhanaanta iyo gaaska
Waxaa jirta suaal qofkasta iswaydiiyo taas oo ah liin dhanaantu gaaska miyay kicisaa ?
Jawaabtoo kooban waa haa hadi aad ka qaadan waydo xadi kugu filan.

Liin dhanaanta iyo wajiga
Sidoo kale waxaa jirta suaal ku saabsan marsashada liin dhanaanta ee wajiga taas oo ah liintani wajiga ma nuurisaa oo ma la marsan karaa wajiga ,jawaabta oo kooban waa haa waliba hadaad wajigaaga ku daliigto oo marsato waxay ku siinaysaa iftiin shacni ku siinaaya.

Hadaba intaa ka dib waxaan halkan kuugu soo gudbinaayaa faaiidooyinka caafimaad ee liin dhanaanta kuwa waxtarnimadooda la isku waafaqsan yahay.
  • Shaqada beerka way hagaajisaa
  • Kansarka way la dagaalantaa
  • infekshanka waa ka daawo
  • Liin dhanaantu timaha way saartaa
  • cabudhka way daawaysaa
  • Xididada way xoojisaa
  • Aragga way wanaajisaa
  • Fitamic C ayaa ka buuxa
  • Nafaqo ayaa laga helaa
  • Waa jeermis dile
Powered by Blogger.