Header Ads

ads header

Waxtarka Rumaanka +17 faaiido oo cajiiba

Caafimaadka laga helo rumaanka , caafimaad tips
Faaiidooyinka rumaanka

Geedka rumaanka waa geed muhiimad gaar ah leh maxaa yeelay Allah wuxu kitaabka quraanka kariimka ah ku xusay saddex jeer, sidaas darteed midhaha geedka rummaanka waxay leeyihiin faaiidooyin badan.

Daawasho wacan faaiidada rumaanka


Cilmi baadhisyo badan oo la sameeyey waxaa midhaha rumaanka lagu arkay inay leeyihiin nafaqo iyo caafimaad badan .


Faaiidooyinka rumaanka


Faaiidooyinka caafimaad ee rumaanka waxaad ka daawan kartaa muuqaalka video-ga ee la socda maqaalkan laakiin dhinaca hoose waxaynu ku soo uruurinaynaa faaiidooyinka caafimaad ee rumaanka oo aynu taxayno.


  • Waxaa laga helaa kacsi badan
  • Kala goysyada ayuu u fiican yahay
  • Kansarka ayuu la dagaalamaa
  • Dhiig karka ayuu wax kka taraa
  • Difaaca jidhka ayuu xoojiyaa
  • Caafimaadka wadnaha
  • Hilmaanka ayuu daaweeyaa
Powered by Blogger.