Waxyaabaha kaa badbaadinaaya cudurka coronavirus
Ilaa hada waxaynu ka cabsanaynaa inaynu caafimaadkeena wayno sababtuna waa cudurka coronavirus oo dunida si weyn ugu faafaaya baqashadaas waxaa ka siman bini aadamka maanta ku nool aduunka waayo cudurka ka dilaacay china maaha mid ku kooban goob ama dal ama qaarad kaliya waxaa la odhan karaa waa fayras caalami ah oo dunida ku faafaya.
Run ahaantii maanta xaalada umada soomaaliyeed ku jiraan waynu ognahay sababtoo ah ma haystaan dawlad awood u leh inay caafimaadka umada soo bandhigto barnaamij cad oo lagu kalsoonaan karo, sidaas daraadeed qofkasta waxaa ku waajiba inuu naftiisa baro qaabka uu uga hortagi lahaa cudurka karona fayraska, insha allah waxaan rajeenayaa inaad talooyinka ku dhaqmi doonto.
Ugu horeyn hadaad isku aragto hargab waa inaad samaysaa waxyaabahan si aad markiiba uga soo roonaato hargabka kugu dhacay laga yaabaa hargabkaasi inuu yahay karoona virus bilow ah.
Talooyinka caafimaad ee cudurka coronavirus
cudurka karoona faysas si aad uga badbaado waxaad u baahan tahay inaad qaadato talooyinka caafimaad halkan waxaan kugula wadaagaayaa waxyaabo hadii aad si joogta u samayso aad kaga badbaadayso cudurka coronavirus .![]() |
Photo by EVG photos from Pexels |
Sida looga badbaado coronavirus
Run ahaantii maanta xaalada umada soomaaliyeed ku jiraan waynu ognahay sababtoo ah ma haystaan dawlad awood u leh inay caafimaadka umada soo bandhigto barnaamij cad oo lagu kalsoonaan karo, sidaas daraadeed qofkasta waxaa ku waajiba inuu naftiisa baro qaabka uu uga hortagi lahaa cudurka karona fayraska, insha allah waxaan rajeenayaa inaad talooyinka ku dhaqmi doonto.
Ugu horeyn hadaad isku aragto hargab waa inaad samaysaa waxyaabahan si aad markiiba uga soo roonaato hargabka kugu dhacay laga yaabaa hargabkaasi inuu yahay karoona virus bilow ah.
Hadii aad isaga shakido cudurka karona fayras
- Waa inaad cabtaa biyo kulul
Waayo waxay dilaayaaan jeermis kugu fidaaya - Waa inaad cabtaa biyo diiran oo huruud lagu daray
huruuda waxay kaa daaweyn kartaa cuncunka iyo riiraxanyada - Waa inaad cabtaa shaah sanjabiil leh
laakiin sonkor haku darsan hana iska badin - Ha cunin waxyaabaha macmacaan sida icecream
- Waa inaad cabtaa maraq lagu kariyay basbaas iyo xoogaa milix ah
hadii aad sidan samayso waxaa sidoo kale daciifaysa bakteeriyada - waa inaad ku luqluqataa biyo diiran oo milix leh
- Cuntada ku darso toonta oo joogtee isticmaalkeeda
toonta waxaa loo adeegsadaa qufaca iyo madax xanuunka iyo caabuqa sanqada - Ha cabin caanaha iyo waxyaabaha laga sameeyay